[Skip to content]

Aster Group
Text to speech screen reading accessibility. Click to listen to website.
Search our Site
  • Text Size A / A / A
Aster Group Translations New Futures Investment and Development Partnership logo
.

Turjubaan lagu sameeyey luqadaada

 

Haddii aad jeceshahay inaad wax walba ee ku qoran boggaan internet’ka lagu turjumo luqaddaada, ama haddii aad jeceshahay inaad su’aal codsato, fadlan buuxi dhammaan sanduuqyada foomka hoos ku yaalo.

Fadlan ina sii wixii macluumaad ah ee aad awoodo sidii aan si deg-deg ah kuu caawino.  Waan kula soo xiriiri doonnaa sida ugu dhaqsi badan ee aan awoodno.

Haddii aad jeceshahay in turjubaan ku waco, buuxi foomka hoos ku qoran, adigoo inoo sheegayaa luqadaada iyo waqtiga ugu fiican ee aan kula soo xiriiri karno.  Waxaan kuu qaban-qaabin doonnaa inuu turjubaan ku soo waco sida ugu dhaqsi badan ee aan awoodno.

» Indicates required fields

Somali Translation Request
Sidii aad su’aashaada inoo soo dirtid, riix ‘dir’ ama haddii aad rabtid inaad nadiifiso iyo dib u bilowdo riix ‘dib-u-bilow’  
 

Hadddii aad macluumaadkaan ku rabto luqad kale, farta indhoolaha Braille, daabacad far waa-wayn, jacalad ama CD, fadlan ina ogeysii.  Waxaan xittaa kuu qaban-qaabin karnaa turjubaan haddii aad rabtid inaad wax ka wada hadalno.

 

Hadddii aad macluumaadkaan ku rabto luqad kale, cajalad maqal ama  daabacad far waa-wayn fadlan wac lambarka hoos ku xusan.  Waxaan xittaa kuu qaban-qaabin karnaa turjubaan haddii aad rabtid inaad wax ka wada hadalno.